(Daawo) Soomaalida Beljium oo aragtiyo iska horjeeda ka bixiyey waxqabadka safaarada

Qaar ka mid ah Jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan dalka Beljium-ka, ayaa dareen ka muujiyay lacagaha laga qaado dadka u soo doonta safaarada Soomaalidu ku leedahay Magaalada Brussels waraaqaha aqoonsiga, kuwa dhalashadda & baasaboorka Soomaaliga. Jamaal Caraaye oo ka mid ah Jaaliyada Soomaalida Magaalada Antwerpen & Guddoomiyaha ganacsatada Soomaalida dalkaasi Eng. Maxamed-deeq ayaa aragtiyo kala … Continue reading (Daawo) Soomaalida Beljium oo aragtiyo iska horjeeda ka bixiyey waxqabadka safaarada